Madaxtooyada oo War kasoo saartay Kulan Dhax maray Xasan Sheekh iyo Farmaajo (Sawirro)

Madaxweynaha Xafiiska Jooga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan booqasho iyo salaan ah waxa uu Madaxtooyada Qaranka kula qaatay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, oo 15-kii May loo doortay Madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Kulanka ayaa Labada Madaxweyne waxa ay iskaga xog waraysteen xaaladda guud ee dalka, sidii wadajir loogu sii … Continue reading Madaxtooyada oo War kasoo saartay Kulan Dhax maray Xasan Sheekh iyo Farmaajo (Sawirro)